Limowduucan waxaan uga hadleena sida loosoo jiito gabadha aad jeceshahay

1. Baro erayo lagu soo jiito gabadha aad jeceshahay

Sida loo soo jiito gabadha aad jeceshahay waa wax fudud, haddii aad adeegsato erayo qalbigeeda soo jiidanayo. In aad barato erayo erayo macaan ah gaar ahaan kuwo soo jiidasho leh kuuma soo dhaweyneyso gabadha aad jeceshahay oo kaliya ee sidoo kale waxa aad ku  soo jiidaneysaa dareenka gabadha aad jeceshahay.

Xusuusnow hadalka macaan waxa uu leeyaahy maqaam iyo macno gaar ah, waxa uuna ku yimaadaa u jeedo, sidaa darteed haka weecan u jeedadaada, iskuna day in aad miisaanto hadaladaada.

Qish: Of course halkani waxaan kuugu diyaarinay erayo aan is dhaheyno alley lahee waad ku soo jiidaneysaa gabadha aad jeceshahay.

2. Sameey jimicsiga jirdhiska

Marka ay gabadhu aragto jirkaaga oo macaan misana qurux badan, durbaba wax ay qalbiga iska leedahay: Waaw, alla macaana wiilkaan, yaa mar lee kuu aqal geliyo iyo erayo kaloo la mid ah.

Waxa ay maanta oo dhan kula raaceysaa isha. Laakin markaad calool leedahay ma jirto qof ku soo fiirinayo, iskaba daa in ay kula hadasho. Sameey maanta jirdhis oo qurxi jirkaaga si aad jacayl ugu abuurto gabadha aad jeceshahay.

3. Noqo wiil xarrago badan

Wiilasha ayaa ku kala duwan labiska ama xarragaada, midna wuu xarrago badan yahay midna maba yaqaano sida loo xarragoodo.

Taasina waa sababta raga qaar ay single u yihiin ama suuqoodu u yaryahay. Isku day in aad xirato labiska raga gaar ahaan kuwa gabdhaha ay ka helaan.

Qish: Sidee ku ogaan kartaa gabadha ku jecel?

Jawaabta: Gabadha ku jecel waxa aad ku arkeysaa calaamadahaan

READ MORE  How To Make A Free Payoneer Account And Make Money 2021

4. U dhoolacadeey gabadha aad jeceshahay

Goorta aad aragto gabadha aad jeceshahay, u dhoolacadeey, tusi in aad tahay qof furfuran. Taasi  waxa ay kuu suurto gelineysaa in ay kula hadasho ama ay iyadana kuu dhoolacadeyso. Haddii ay intaasi dhacdo waxaad ku guuleysato hadafka koobaaad.