Rich dad poor dad buugaan waxaa qoray robert kiyosaki io sharon 19997 wuxuu aad uga hadlaa muhiimada lacagta dad kutiirsanaan la aanta io qiimaha taajirnimada iyo qaabka lacag looga sameeyo maalgashiga hantida maguurtada ah sida dhulalka, robert saaxibkisa oo uu dhalay aabe taajir ah robert ayaa kukalifty inuu buugaan qoro sababta aabahiisa oo ah in aabahiisa uu ahaa mid dadaal badan oo shirkado ushaqeeya hadana aanan heesan wax keyd ah ama ladhihi karo wuu isku filanyahay halka robert adeerkis kale taajirka oo uu ahaa nin si maskax leh ushaqeen jiray oona ahaa mid maalgashan jiray dhulalka io shirkadaha waa farqiga udhaxeeya faqiiriinta io taajirinta.

 

Buuga rich dad waxa laga sameyay 32 million copy ah in kabadan 51 luqadood ayaa lagu turjumay in kabadan 100 wadan ayaa laga iibsaday wuxuu kaloo kamid noqday 6da buug ee ugu fiican new york, waxaa kaloo laga sameyay filimaan io badeecooyin dhamaantodna waxay noqdeen kuwa guuleeystay sidoo kale waxaa xusid mudan in buugaan lagu soo bandhigay oprah winferey showgeeda io sidoo kale actorka caanka ah ee will smith ayaa sheegay in buugaan uu baro wiilkiisa si uu ubaro hanti dhowrida.

#Mahadsanid fadln hadaad kaheshay share dheh.

READ MORE  Is Mana a Good Investment? – Mana Decentraland Price Prediction